goor dhaw ayaa laga maqlay jug xoog leh degmada Daaru-Nimca waxaa ka dhacday duqayn goordhaweed taasi oo lala eegtay kooxda AS oo ku sugnaa gudaha magaalada.
Ilaa laba gantaal ayaa lagu dhuftay gudaha magaalada, waxaana wararka sheegayaan in lagu beegsaday baabuur dagaal oo kooxda ay lahaayeen.
Wixi faahfaahin ah halkaan kala soco