Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Sooamaliya ayaa magacaabay Guddi ka soo warbixiya Safaradda loo diiday qaar ka mid ah Xildhibaannada.
Guddigaan ayaa la faray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu soo celiyaan warbixinta ku saabsan sababaha loogu diiday Xildhibaannada Safarada ay ku aadi lahaayeen Gobolada Dalka.
Guddiga uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka si ay uga soo warbixiyaan arrinta safarrada loo diiday Xildhibaannada waa:
Xil. Abdi Ibrahim Warsame – Guddoomiye
Xil. Ilyaas Sheikh Ahmed Ibrahim – Xubin
Xil. Omar Ali Isak – Xubin
Xil. Asho kos Mohamud Omar – Xubin
Xil. Abdirazak Adam Warsame – Xubin
Xil. Omar Yusuf Gaaladiid – Xubin
Xil. Dahabo Susow Maxamud – Xubin
Xil. Mohamed Harun Abdillahi – Xubin
Xil. Jawahir Addawe Abdi – Xubin